Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda ee dowlada Puntland
November 1, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta waxaa Looga hadlay Arrimaha ay ka mid yihiin Amniga ,Taageeridda Go’aankii ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad gobaleedyada (GIDG) iyo Arrimo kale waxaana shir Guddoominayey Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
no images were found
A/Cawale
Halgan.net