Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda JFS oo daahfuray kulan sanadeedkii golaha wasiirada
(November 4, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay kulan sannadeedka golaha wasiirada ee dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka oo looga ta
Musharaxa Maxamuud Khaliif (Eng. Jebiye) qado u sameeyey caruurta Agoonta Garoowe.[Masawiro]
(November 4, 2018)
Garoowe:-Musharaxa xilka Madaxweynaha Puntland 2019 Maxamuud Khaliif Xassan (Eng. Jebiye) ayaa maanta qado u sameeyey caruurta ku xereysan xarunta agoomaha ee magaalada Garoowe. Maxamuud Khaliif Xa
Xaruntii 2aad ee Golaha wakiilada Puntland oo laga dhagax dhigay degmada Badhan.[ Video]
(November 3, 2018)
Badhan:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Puntland axmed cali xaashi ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii labaad oo Baarlamaanka puntland uu yeelanayo taas oo laga hirgelinaayo Degmadda Badhan Ee Xarunt
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku qaabilay Wefti uu Hogaaminayo Ambassador Nicholas Haysom.[Masawiro]
(November 3, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 03 Nov 2018 qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobey u qaab
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta dalka dib ugu soo laabtay
(November 1, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay keddib markii uu ka qeyb galay munaasabad ka dhacday Jubba oo lagu
Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda ee dowlada Puntland
(November 1, 2018)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Puntland ayaa maanta waxaa  Looga hadlay Arrimaha ay ka mid yihiin Amniga ,Taageeridda Go’aankii ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad gobaleedyada (GIDG) iyo A
Madaxweyne DFS oo ka qayb galay Xaflada dhaqan gelinta heshiiska Koonfurta Suudaan
(November 1, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka qayb galay munaasabad loogu dabbaaldegayo h

« Previous Page