Shirka Golaha Wasiirada ee Dowlada Puntland oo looga hadlay arimo kala duwan
November 22, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arimaha kala ah Amniga dalka, socdaalka madaxweynaha Sland uu ku imanayo gobalka Sool iyo xeerarka ay ansixinayaan xukuumada Federaalka iyo arimo kale.
War-saxaafadeedka Shirka Khamiislaha ah ee Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.
no images were found
M_M Deeq
Halgan.net