Ciidamada PSF Oo hawlgalo lagu sugayo amniga ka fuliyey magaalada Boosaaso (Masawiro)

December 19, 2018 - Written by Editor

Ciidamada Amniga Puntland PSF iyo Laamaha Amniga kale ee Puntland ayaa hawlgallo lagu adkaynayo amniga magaalada Bosaso waxay ka sameeyeen welina ka wadaan xaafaddaha magaalada Bosaso; waxayna ciidamadu hawlgalladan amniga lagu xoojinayo ku soo qabteen xubno lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin kooxaha cadowga ah ee Daacish iyo Al Shabaab,kuwaas oo baaritaano ku socdaan.

no images were found

Amniga qof kasta ciidan iyo shacab ba ayaa xil ka saaran yahay,waxaana shacabka loogu baaqaya in ay ciidamada amniga ku caawiyaan wixii xog cadow ah oo ay hayaan ,gacana ay siiyaan ciidamada si ay u gutaan hawlahooda shaqo ee ay amniga ku sugayaan

Qoraalka kor ku xusan ayaa waxaa lagu faafiyey barta Face-book ay ku leeyihiin ciidamada PSF-ta.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online