Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo sheegay in laga laabtay Mooshinkii laga Gudbiyey Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

December 20, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Qoraal goor dhow ka soo baxay xafiska Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu sheegay inuu meesha ka baxay Mooshinkii laga soo gudbiyey Madaxweynaha DFS .

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa qoraalkiisa ku xusay in uu buray Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Farmaajo ka dib markii ay 14 xildhibaan ay sheegeen in lagu been abuurtay.

Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan

n

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online