Heshiis laga gaaray colaadii degmada Taleex ee Gobolka Sool
December 6, 2018 - Written by EditorTaleex:-Wafidi Issimo ah oo uu hogaaminayey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo in mudo ah ku sugnaa degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa waxaa lagu soo afjaray colaadii u dhexeysay labo beelo oo walaalo ah oo mudo 8 sano ah ay colaad ka dhex jirtay.
Boqor Burhaam Boqor Muuse iyo issimadii la socday ayaa balan qaaday in ay bixin doonaa 8 qof magtood oo ku dhintay iska horimaad ku dhexmaray labada beelo ee walaalaha ah ee wada dega degmada Taariikhiga ah ee Taleex.
Hoos ka Akhriso nuqul ka mid ah Heshiiska laga gaaray Colaadii degmada Taleex ee Gobolka Sool
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net