Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe
December 30, 2018 - Written by Editor![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/12/ahmed.jpg)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe u Magacaabay Mudane Haajir Bile Sugaal.
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/12/jland.jpg)