Golaha Wasiirada Dowlada Puntland Oo lagu Ansixiyay Gobal Iyo Degmo Cusub (Akhriso)
(December 6, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arimaha kala ah amniga dalka, Guddiga Ans Gudiga Khilaafka iyo Ansixinta Baarlamaanka Puntland oo shuruudo soo saaray
(December 6, 2018)
Garoowe:-Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland ee 2019 Ayaa Markii ugu Horeysay Kulan Yeeshay. Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Heshiis laga gaaray colaadii degmada Taleex ee Gobolka Sool
(December 6, 2018)
Taleex:-Wafidi Issimo ah oo uu hogaaminayey Boqor Burhaan Boqor Muuse oo in mudo ah ku sugnaa degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa waxaa lagu soo afjaray colaadii u dhexeysay labo beelo oo walaalo ah o Nabadoon Khaliif Aw-Cali oo iska Casilay Guddigii uu madaxweyne ku xigeenka Puntland
(December 5, 2018)
Garoowe:-Nabaddoon Khaliif Aw-Cali oo ka mid ah Nabadoonada sida weyn looga yaqaan magaalada Garoowe ayaa galabta iska casilay guddi uu madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng Cabdi xakiim Camey uu Puntland oo DFS iyo Camey ku eedeysay khal-khalgalinta amaanka iyo doorashada Puntland
(December 5, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas)ayaa eedeyn kulul u soo jeediyey madaxada DFS iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey isaga oo ku eedeeyey in ay rabaan in ay khalkhal gali Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland ee 2019.
(December 4, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 4 December 2018 waxaa uu marii ugu horeysay kulan la qaatay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaa Madaxweyne Farmaajo “Aqalka Sare waxaan ugu baaqayaa inay dedejiyaan hindise-sharciyeedka dhismaha Hey’adda Naafada Qaranka”
(December 4, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay maalinta caalamiga ah ee Naafada Adduunka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Madaxweyne Gaas oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariico Horumarineed oo laga Hirgaliyey Garoowe.(Masawiro)
(December 3, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 3 December 2018 waxaa uu xadhiga kajaray Xarunta Tababarka iyo tayeynta xirfadleyaasha Wasaaradd Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka Baarlamaanka Puntland
(December 3, 2018)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar Camey ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay guddiga xalinta khilaafaadka soo xulista xubnaha Baarlamaanka Puntland. Madaxweyne Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda
(December 3, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland (Vetting Committee), kadib markii ay maanta kasoo baxday Xeer Madax
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|