Wasiirkii arrimaha gudaha Puntland oo is Casilay (Daawo)

December 19, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose eePuntland C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde ayaa saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii wasiirka arrimaha gudah dowladda Puntland ka dib shirjaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal.

Wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose eePuntland C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde ayaa sababta uu xilka iskaga casilay ay tahay isagoo u tartami doona xilka Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntalnd 8janaayo 2019

Madaxweynaha Puntland ayaa sanadkii 2017 waxaa uu xilka wasiirka arimaha Gudaha u magacaabay Cabdulaahi Cali Xirsi Timocadde, sidoo kale waxaa 2015 uu soo noqday wasiirka beeraha ee dowladda Puntland.

Hooska daawo shirka jaraa’id Wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose eePuntland C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2018
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online