Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo la dhaariyey . [Masawiro]
(February 12, 2019)
Garoowe:- Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu dhaariyey qasriga Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoo