Madaxweynaha Puntland oo Qado Sharaf Is Barasho Ah U Sameeyey Goleyaasha Dowladda Puntland.
(February 17, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qado sharaf isbarasho ah u sameeyey Goleyaasha Dowladda Puntland sida Golaha Wakiillada, Golaha Xukuumadda iyo Golaha Garsoork
Dowlada Federaalka oo ka jawaabtay eedeyntii dowlada Kenya
(February 17, 2019)
Warmurtiyeed ka soo baxay wasaarada Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay inaysan dowlada Soomaaliya ku xadgudbin dalka Kenya ayna suuq geyn bad ama dhul ay leedahay dowlada Kenya. Hoos ka Akh