Dowlada Federaalka oo ka jawaabtay eedeyntii dowlada Kenya
February 17, 2019 - Written by EditorWarmurtiyeed ka soo baxay wasaarada Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay inaysan dowlada Soomaaliya ku xadgudbin dalka Kenya ayna suuq geyn bad ama dhul ay leedahay dowlada Kenya.
Hoos ka Akhriso qoraalka ka soo baxay wasaarada Arrimaha Dibadda
dowlada Soomaaliya.
M_M Deeq
Halgan.net