Golaha Aqalka Sare oo ka horyimid shirka shidaalka Soomaaliya ee lagu qabanayo London
February 6, 2019 - Written by EditorMuqdisho:-Golaha Aqalka Sare gaar ahaan Gudiga Kheyraadka ayaa waxaa ay ka oryimaadeen shirk u saabsan arrimaha shidaaalka soomaaliya oo maalinta beri ah lagu qabanayon magaalad London ee caasimada dalka Ingriiska, gudiga ayaa waxaa uu shirkaas ku tilmaamay mid sharci daro ah oo ka horimaanaya Dastuurka dalka u yaal.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeed ay Golaha Aqalka Sare ka soo saareen shirka London
no images were found
A/Cawaale
Halgan.net