Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland.(Daawo)
February 10, 2019 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid C/llaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr- 01 Feebaraayo 10 2019 ku magacaabay Golaha Xukuumadda dowladda Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa 80-aad firqaddiisa 5-aad
Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland.
Markuu Tixgeliyey: baahida loo qabo magacaabista golaha xukuumadda dowladda Puntland oo aqoon, karti, waaya aragnimo u leh xilka loo igmaday
Markuu garawsaday: shaqada baaxadda leh ee shacabka Puntland ka sugayo Madaxweynaha dowladda Puntland.
Wuxuu Magacaabay Golaha Xukuumadda hoose ku qoran.
1.Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud
2.Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Mohamed Abdirahman Dhabancad
3.Wasiirka Amniga iyo DDRTa Cabdisamad maxamed Gallan
4.Wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Abgaal
5. Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange
6. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi maxamed Xassan
7. Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan
8.Wasiirka Howlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta Axmed Bashiir Muuse
9.Wasiirka Dekeddaha & Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majaajiyo.
10. Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay)
11. Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac
12.Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey
13.Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aden
14.Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid
15.Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashuga Cabdullaahi Cabdi Xirsi
16.Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash
17.Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse
18.Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran)
Wasiir kuxigeeno dowladda Puntland.
1- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda & Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax
2- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed
3- Wasiir kuxigeenka Amniga & DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil.
4- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise.
5- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga caalamiga Yaasiin Mire Maxamuud.
6- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada & Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xassan Jayte
7-Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi
8-Wasiir kuxigeenka Howlaha guud & Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi
9-Wasiir kuxigeenka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed
10- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur
11- Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska & Haweenka Sahro Cabdi Xirsi
12- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax
13- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali
14- Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xassan Ciise iyo Faaisa Cali ismaaciil.
15- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Mustafa Daahir Aden
16- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga & Kheyraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud
17- Wasiir kuxigeenka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Axmed Cabdiraxmaan Xirsi
18- Wasiir kuxigeenka Tamarta, Macdanta & Biyaha Maxamed Bashiir Cabdullaahi
Wasiiru dowlayaasha dowladda Puntland.
1- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac
2-Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Faderaalka & Dimuquraadiyadda Maxamed Axmed Kunle
3-Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan
4-Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim
5-Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Roobke.
6-Wasiiru dowlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed
7-Wasiiru dowlaha Duulista Hawada & Garoomada Maxamed Xassan Kiili.
8-Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha & Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle.
9- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Cabdiqani Geelle Max’ed.
=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.