Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo Arimo kala duwan looga Hadlay (Daawo)
February 28, 2019 - Written by Editor
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah, Amniga Dalka, Dhismaha Goleyaasha Deegaanka, Habka Maareynta Xogta Maaliyadda, Kor u Qaadidda Xirfadaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Warbixino kale.
Halgan.net Garoowe.