Caqiidada Shiicada Sh. Maxamuud Shible Qeybtii 1aad iyo 4aad [Daawo]

June 2, 2016 - Written by Editor

shibleNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu dhawaan jeediyey Sh. Maxamuud Sh.Maxamed Shibli wuxuuna muxaadaraadkiisa uga hadlay caqiidada firqada Shiicada iyo dhunsanaan tooda.

Firqada Shiicada ayaa baryahaan danbe ka wada Soomaaliya faafinta afkaarta firqada Shiicada iyaga oo ku dhuumanaya magac hay,addo samafal ah .Sheekh Maxamuud Shible ayaa waxaa uu muxaadaraadka ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaala Nairobi.

Sh. Shibli ayaa hordhaca muxaadarada ku sheegay inuu 10 sano ka hor si faah faahsan uga hadlay shiicada, balse muxaadaradan ku soo gaabsan doono caqiidadooda iyo waxyaabaha ay ka aaminsan yihiin Illaahay, Aakhiro, Qur’aanka iyo saxaabada.

Hoos ka Daawo Qeybtii Koowaad Caqiidada Shiicada Sheekh Maxamuud Shible

Hoos ka Daawo Qeybtii Labaad Caqiidada Shiicada Sheekh Maxamuud Shible.

Hoos ka Daawo Qeybtii Sadexaad Caqiidada Shiicada Sheekh Maxamuud Shible

Hoos ka Daawo Qeybtii Afaraad. Caqiidada Shiicada Sheekh Maxamuud Shible

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online