Warmurtiyeed: Qodobbo Muhim ah ookasoo baxay shirkii golaha xukuumadda Puntland
June 16, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimaha Amniga , Ka qayb galka shirarka Dibadda , arrimaha caymiska ,marti gelinta Shirweynaha Bandhigga Buugaagta iyo warbxino kale.
Hoos ka Akhriso Qodobbo Muhiim ah oo ka soo baxay shirkii golaha xukuumadda ee dowladda Puntland.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net