Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo doortay gudiga doorashooyinka gudoonka Baarlamaanka
January 1, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Baarlamaanka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay si rasmi ah u meel mariyey xubnaha cusub ee Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Golaha Baarlamaanka waxaa xubnahaas ay ka ooban yihiin ilaa 15 xubnood kuwaas oo lagu jaan gooyey nidaamka 4.5 oo ah habqaybsiga dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka akhriso magacyada 15 xubnood ee Guddiga Doorashooyinka Guddoonka Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. no images were found
A/cawaale
Halgan.net