Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Siyaasi Barkhad Cali Saalax
June 5, 2017 - Written by EditorBoosaaso:-Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Ehelkii, Qaraabadii iyo guud ahaan shacabka Puntland ee uu ka baxay Barkhad Cali Saalax oo ka mid ahaa aasaaasayaashii Puntland oo ku geeriyooday Magaaaladda Bosaso ee xarunta Gobolka Bari. Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa Barkhad Cali Saalax ku tilmaamay inuu u ahaa xubin muhiim u ah shacabka Puntland , kana shaqayn jiray nabadda iyo horumarka Puntland, wuxuuna ilaahay uga beryay inuu u naxariisto.
Hoos ka Akhri Tacsida uu diray Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net