Al-Shabaab oo ku Raad Joogta Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur.[Dhagayso]

June 28, 2017 - Written by Editor

Bakool:-Wararka ka imanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyada ururrka Al-Shabab ay ku dhowaadeen deegaan ay ku tuhunsan yihiin inuu ku sugan yahay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur. Abu Mansuur ayaa dhowaan laga saaray liiska shaqsiyaad si weyn ay u doonaysay dawladda Maraykanka, ayada oo lacag madaxiisa la dul dhigay dib looga laabtay. Xuseen Barre Aadan ayaa xaaladda Mukhtar Roobow ka waraystay Guddoomiyaha Degmada Xuddur Maxamed Macallim oo deegaanka xiisaddu ka taagan tahay hoos yimaado. Ugu horrayn waxa uu ka hadlayaa sida uu u arko xayiraadda laga qaaday Roobow.

Hoos ka Dhagayso Gudoomiyaha degmada Xudur oo waraysi siiyey Idaacadda VOA

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online