Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo looga hadlay Arrimaha xaaladda Amniga
November 8, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Xaaladda Amniga dalka, Joojinta Deegaameynta Cusub, Siyaasadaha Habraacyada Maamulka Shaqaalaha Dowladda Puntland iyo Warbixino Kale.
Hoos ka Akhriso warsaxafadeed ka soo baxay Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo looga hadlay Arrimaha xaaladda Amniga.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net