Puntland oo beenisay in DFS lacag ugu deeqday jidka Ceel daahir Ceerigaabo
November 25, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Dawladda Puntland waxay la wadaagaysaa ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer Puntland in ay tahay libin sheegasho beena, sheegashada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku sheeganayso inay ugu deeqday wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo lacag dhan $1500,000.00 (Hal Milyan Iyo Shan Boqol oo Kun oo Doolar).
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay dowladda Puntland ee ku aadan deeqda DFS.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net