Wasiirkii arrimaha gudaha Puntland oo is Casilay (Daawo)
December 19, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose eePuntland C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde ayaa saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii wasiirka arrimaha gudah dowladda Puntland ka dib shirjaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal.
Wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose eePuntland C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde ayaa sababta uu xilka iskaga casilay ay tahay isagoo u tartami doona xilka Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntalnd 8janaayo 2019
Madaxweynaha Puntland ayaa sanadkii 2017 waxaa uu xilka wasiirka arimaha Gudaha u magacaabay Cabdulaahi Cali Xirsi Timocadde, sidoo kale waxaa 2015 uu soo noqday wasiirka beeraha ee dowladda Puntland.
Hooska daawo shirka jaraa’id Wasiirkii arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose eePuntland C/llaahi Cali Xirsi Timo-cadde