Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo sheegay in laga laabtay Mooshinkii laga Gudbiyey Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)
December 20, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Qoraal goor dhow ka soo baxay xafiska Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu sheegay inuu meesha ka baxay Mooshinkii laga soo gudbiyey Madaxweynaha DFS .
Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa qoraalkiisa ku xusay in uu buray Mooshinkii laga keenay Madaxweyne Farmaajo ka dib markii ay 14 xildhibaan ay sheegeen in lagu been abuurtay.
Hoos ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka DFS Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan
n
A/Cawale
Halgan.net