Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo booqasho ku tegey xarunta Baarlamaanka Sweden.

September 20, 2024 - Written by Editor

Swedan:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor iyo weftigii uu hogaaminayey oo safar Shaqo Ku Jooga dalka Sweden ayaa booqasho ku tegey xarunta Baarlamaanka Sweden.

Madaxweyne Ku-xigeenka iyo weftigiisa waxaa xarunta Baarlamaanka kusoo dhoweysay Xildhibaanad Leila Ali Elmi Oo Ka mid Ah Golaha Baarlamaanka Sweden kana soo jeeda Puntland.

Ugu danbeyn Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa Dowladda Sweden uga mahadceliyay, taageeradii ay ka geysteen hanaanka dimuqraadiyadda Puntland iyo mashaariicda horumarin ee ay ka fuliyaan Puntland.

– DHAMMAAD-
-XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

Leave a comment

*

Archives
September 2024
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online