Maxamed Axmed Jaamac Warsame Islaan oo ku geeriyooday magaalada London

September 21, 2013 - Written by Editor

tacsiLondon:-Waxaa maanta duhurkii ku geeriyooday magaalada London gaar ahaan Isbitaalka University College Hospital London (UCLH) ,Allaha u naxariistee Maxamed Axmed Jaamac Warsame Islaan oo in mudo ah xanuun sanaa. Shaqaalaha iyo wariyaasha Halgan.net ayaa waxaa ay tacsi gaar ah u dirayaan qoyska , eheladii iyo xaaskii uu ka geeriyooday walaal   Maxamed Axmed jaamac Warsame Islaan  iyo dhamaan ilmo Axmed Jaamac warsame Islaan Waxaan leenahay Allaha u naxariisto walaalkeen Maxamed Axmed Jamac Warsame Islaan janadii firdowsana allaha geeyo aaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiin

 

Maamulka Halgan.net
London, Uk

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online