2 Qarax oo caawa ka dhacay Degmada Wajeer ee gobalka W/Bari Kenya

September 25, 2013 - Written by Editor

qarax2Wajeer:-Wararka ka imaanaya caawa magaalada Wajeer ee gobalka waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in ay caawa ay ka dhaceen ilaa labo qarax oo is xigay waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Warar hordhac ah oo ay faafiyeen waraahinta ka howl gasha dalka Kenya ayaa sheegay in ilaa haatan ay 3 qof ku dhaawacmeen ayna ciidanka Kenya ay wadaan howlgalo.

Wargeyska DailyNation oo ka mid wargeysyada ka ugu afka dheer dalka Kenya ayaa ka xaqiijiyey qarax ka dhacay Wajeer OCPD Degmada Wajeer Isiaih Odhiambo. Qaraxa Caawa ka dhacay Degmada Wajeer ayaa ku soo aaday xili dowlada Kenya ay ku baaqday Baroordiiq 3 maalmood ah ka dib weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaciyeen xarunta ganacsiga ee Westgate Mall waxaana ku dhintay weerarkaas 67 qof halka ay ku dhaawacmeen in ka badan laba boqol oo qof.

Ilaa haatan si rasmi ah looma yaqaan khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay labada qarax ee ka dhacay caawa Degmada Wajeer.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online