Qarax lagu laayey Masuuliin ka tirsan Mujaahidiinta Axraar Shaam oo ka dhacay Idlib
September 9, 2014 - Written by EditorSuuriya:-Wararka ka imaanaya dalka Suuriya gaar ahaan magaalada Idlib ayaa sheegaya in qarax weyn laga maqlay goob uu shir uga socday hogaanka sare ee Mujaahidiinta Axraar Shaam oo ka tirsan Jabahada
Islaamiga ee dalka Suuriya waxaa raga qarax ku dhintay ku jira alaha u naxariistee hogaaamiyihii Ururka Axraar Shaam Sheekh Xasaan Cabuud (Abu Cabdulaahi Al-Xamawi)
Qaraxa ayaa waxaa sidoo kale ku dhintay Masuuliin ka tirsan kooxda Axraar Shaam oo gaaraya ilaa 28 qof oo isigu jiray culumo iyo saraakiil ciidan .
Ilaa hada waxaa soo baxaya warar kala duwan waxaana la sugayaa in Bayaan rasmi ah ay soo saaraan hogaanka sare ee Jabahada Islaamiga ee Suuriya .warka oo faahfaahsan dib Ayaan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah
C/Casiis Maxamed
Halgan.net