Ergeyga gaarka ah ee IGAD Ambassador Maxamed Afey oo Muqdisho soo gaaray

November 5, 2014 - Written by Editor

afeyMuqdisho:-Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Soomaliya u qaabilsan IGAD Ambassador Maxamed Afey  waxaana ujeedada socdaalkiisa lagu sheegay in uu u kala dabqaado madaxada sare ee DFS .

Ambassador Maxamed Afey ayaa waxaa kulamo kala duwan uu la qaatay madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed.

Ambassador Maxamed Afey ayaa sheegay in IGAD ay hurmuud ka tahay haorumarka Soomaaliya waxaana uu sheegay in ay mudo ka badan 20 sano ay howlgalo ka waday Soomaaliya.

Afey ayaa sheegay in IGAD ay ka go,an tahay in Soomaaliya ay cagaheeda ku istaagto.Ergeyga gaarka ah ee IGAD Ambassador Maxamed Afey  ayaa waxaa kale oo uu kulan la qaatay afhayeenka baarlamaanka Soomaaliyeed Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.waxaana ay ka wada hadleen khilaafka u dhexeeya DFS.

Ilaa hada lama yaqaan in uu ku guuleystay Ergeyga gaarka ah ee Soomaliya u qaabilsan IGAD Ambassador Maxamed Afey xalinta khilaafka madaxada DFS

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online