Puntland oo cambaaraysay Weerarkii lagu dilay 36-qof ee ka dhacay Mandheera.

December 3, 2014 - Written by Editor

plGaroowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliya  ayaa waxay si buuxda u canbaareynasaa xasuuqii waxash’nimada ahaa ee loo geystay 36- muwaadin ee keenyaatiga ah, laguna laayey duleedka Magaalada Mandheera meel u jirta 15km, oo  ah meel macdanta laga baaro  laguna magacaabo Koromey iyo weerar kale ee ka dhacay Wajeer oo ay geysteen kooxda Argagixisada ah ee Ururka  Alshabaab.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa si xoogan mar kale u canbaareeyey xasuuqa ka dhacay aaga magaalada Mandheera iyo Wajeer  ee loo geystey Shacabka Keyna, xasuuqaas oo khilaafsan Insaanimada, iyo Bini’aadantiminada.

Ugu danbeyntii, Madaxweynaha Dowladda Puntland  ayaa wuxuu tacsi  u direy Madaxda sar sare ee Dowladda Kenya iyo dhamaan Dadkii dhibaatadu kasoo gaartey xasuuqaas arxan darada ah, isla markaana Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa u cadeeyeey  Shacabka Kenya inay Dowladda Putland ka xun tahay ee dhibaatadaas.

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland.
E-mail: spofgovpl@gmail.com.

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online