Manhajki Nabiga (S.C.W) uu khaladaadka ku sixi jiray Dr Adam Cali Salax (Daawo)
December 13, 2014 - Written by EditorNairobi:-Waxaa isbuucii labaad galay dowradii 17aad ee diiniga ahayd ee ka socda xafada islii gaar ahaan Masjidka Al-Hidaaya, Nadwadan ayaa waxaa soo qaban qaabiso munadamada (peace & awareness youth group (P.A.Y) waxaana la qabtaa xiliyada Fasaxa Schoolada waxaana ka faa,ideysta dhalinyarada iyo ardayda skuulada.
Hoos ka dhageyso Muxaadaradii uu jeediyey Dr Adam Cali Salax waxaana uu Sheekhu ka hadlay Manhajki Nabiga (S.C.W) uu khaladaadka ku sixi jiray.
Masjidka Al-Hidaaya
Nairobi
Halgan.net