Shirkii Golaha wasiirad dowladda Puntland oo go’aamo laga soo saaray
December 18, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha wasiirada dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey madax weyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay amniga guud ee dalka, xaalada dhaqaale iyo weliba dib u habeynta shaqaalaha dawladda.
Hoos ka akhri war-saxaafadeed ka soo baxay shirkii Golaha wasiiradda ee Puntland
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net