Golaha wasiirada DFKM oo kulmay warsaxaafadeedna soo saaray (Akhriso)

January 19, 2012 - Written by

Muqdisho:-Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin safarkii Ra’iisul Wasaaraha ku tegey Kenya iyo Djibouti, arrimaha amniga, Gargaarka Bani’aadanimo, canshuuraha berriga iyo warbixin wasiirka Haweenka iyo 3 wasiir ku xigeen oo ka qeybgalay shir ka dhacay Tunis.

Hoos ka Akhriso warsaxaafdeedka ay maanta soo saareen golaha wasiirada ee DFKM

warsaxaafadeed

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online