Cilmiga iyo sida Quraanku uga waramay Sh Dr Maxamuud Hoori (Daawo)
September 2, 2015 - Written by EditorLondon:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradii 1aad ee Sheekh Dr Maxamuud Hoori uu ka jeediyey Mutamrkii Islaamiga ahaa oo ay hurmuudka ka ahayd Mu’ssadda Al-Irshaad kaas oo lagu qabtay dalka Uk. Sh.Maxamuud Hoori ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay Ahmiyada Cilmiga iyo sida Quraanka Kariimka uu uga waramay.
Hoos ka Daawo Cilmiga iyo sida Qu,aanka Kariimka uu uga waramay Dr Maxamuud Hoori.