Mutamarkii Islaamiga ah oo ka dhici doona magaalada Leicester

September 3, 2015 - Written by Editor

leiecester Irshad Event A5 Flyer 2015Leicester:-Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa bulshada Soomaaliyed ee ku nool magaalada Leicester in maalinta sabtiga lagu qaban doono Mutamar Islaami ah oo ay soo qaban qaabisay Mu’ssadda Irshaad waxaaana Mutamarka ka soo qayb gali doona culimada kala ah:-

1. Sh.Dr. Bashir Axmed Salaad Somalia

2. Sh Dr. Cabdirizaq Maxamud Takar Uk

3. Sh Dr. Cismaan Cali Faarax Uk

4. Shiikh Siciid Raaage Canada

Mutamarku waxaa uu bilaabanayaa maalinta sabtiga ah saacadu marka ay tahay 14:00 – 18:00 waxaana uu Mutamarku socon doonaa hal maalin ka faa’iidaysi wacan.

Hoos ka eeg faahfaahinta Mutamar islaamiga ah ee ka dhici doonaa magaalada Leicester

no images were found


Mu’ssadda Irshaad
Leicester, Uk

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online