Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Suna ee Cap-Town Sh Qaasim Cabdi Hayaan (Dhageyso)
September 9, 2015 - Written by EditorCap-Town:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa khudbadii Masjidka Al-Suna ee magaalada Cap-Town waxaaana khudbada jeediyey Sheekh Qaasim Cabdi Hayaan waxaana uu Sheekhu uga hadlay khudbadiisa dhibaatada heystay Muslimiinta iyo wax sabab u ah oo ay ugu horeyso dunuubteena.
Khudbada ka dib ayaa waxaa tacliiqiyey khudbada Sh Maxamed Aden isaga ugu baaqay dadweynihii soo camiray Masjidka Suna in la garab istago muslimiinta suuriya iyo dhamaan muslimiinta dhibaateysan qofwalba wuxuu u qaban karo uu u qabto.
no images were found
Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Suna ee Cap-Town Sh Qaasim Cabdi Hayaan
[audio: https://www.halgan.net/Mp3/qaasim_khudbo.mp3]Hoos ka Dhageyso Tacliiqii Khudbada Masjdka Suna ee Cap-Town Sh Maxamed Aden
[audio: https://www.halgan.net/Mp3/Tacliiq_M_aden.mp3]Masjidka Al-Suna
Cap-Town