Warbixin qaraxii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.[Dhagayso]

September 21, 2015 - Written by Editor

Qarax97Muqdisho:-Qaraxa oo dhacay lixdii maqrinimo ayaa loo adeegsaday baabuur waxaa ku dhintay ugu yaraan toddobo, ku dhawaad toban kalena waa ay dhaawacantay. madax tooyada, ayaa waxaa maal mihii ugu danbeeyay ka socday shir hordhac u ah wadatashiga qaran ee hanaanka doorashada sanadka 2016.

Shirka waxaa ka qaybgalay madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada. Waxaa maanta shirka ka soo baxay war murtiyeed, ay ku sheegeen in kulankooda ugu horeeya uu dhaci doono 14 bisha Oktoobar, si looga tashado qaabka ay u dhici doonto.

Hoos ka Dhagayso Warbixin qaraxii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.

[audio: http://wsodprogrf.bbc.co.uk/somali/dps/2015/09/671aa7a7_muqdishoexplosion_150921_muqdisho_au_bb.mp3]

Source: BBC

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online