Nadwo cilmiyeedkii 19aad oo ayaa goordhow ka bilaabay Masjidka Al Rowada Ee Boosaaso (dhamaad)

March 23, 2022 - Written by Editor

Boosaaso:-Nadwo cilmiyeedkii 19aad oo ayaa goordhow waxay ka bilaabatay magaalada Bosaaso gaar ahaan Masjidka Al Rowda nadwada sanadkan ayaa waxaa cinwaan looga dhigay “jiritaanka umada iyo Hanashada Guusha waxaaa nadwadan soo qabanqaabisay Musadada Al Minhaaj ee Harumarka iyo Dacwada .

Nadwada ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona Culumada Soomaaliyeed oo ka kala iman doona gobalada dalka Soomaaliya .

Hoos ka Daawo Nadwada 19aad ee Caawa ka bilaabatay magaalada Boosaaso gaar ahaan masjidka Al Rowada .


Musasada Al Minhaaj
Boosaaso

Comments are closed.