Faalooyin

Sidee looga hortagi karaa hagardaamooyinka Ururka Al-shabaab W/Q Shiikh Cali Xuseen
(February 21, 2013)
Waxaa talooyinkaan igu dhaliyey dilkii naxariis darada ahaa ee lagu beegsaday al-sheekha Al- callaama al-waalid C/qaadir Nuur Faarax oo ay soo abaabuleen arxan laa wayaasha ururka Al-shabaab ayagoo ho
Jaaliyadda Puntland ee dalka Finland oo ka tacsiyeyneysa geeridii Sh.C/qaadir Nuur Faarax
(February 21, 2013)
Inaanlilaahi waa inaa ileyhi raajicuun! Jaaliyada Puntland ee kunool dalka Finland ayaa tacsi tiiraanyo leh udireysa dhamaan qeybaha kala duwan ee shacabka Soomaali yeed ee ka kooban culimada, ganacsa
Jaaliyadda Somaliyeed ee Leicester ka tacsiyeyneyaa geeridii naxdinta laheed Sh.C/qaadir Nuur Faarax
(February 19, 2013)
Inaanlilaahi waa inaa ileyhi raajicuun! Jaaliyada Leicester ee England  Waxay  tacsi tiiraanyo leh udireysa dhamaan qeybaha kala duwan ee shacabka Soomaaliyeed guud ahaan , gaar ahaan culumada iyo e
Ogeysiis dhammaan bulshada Soomaaliyeed ku nool Yurub.[Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS]
(February 2, 2013)
London:-Waxaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Yurub lagu wargelinayaa in Shirkadda Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS ay ka heshay Yurub sharci ay dhammaan waddamada Yurub xawaaladda ka diri karto.
Waddan aan Waddaniyiin laheyn waa Guri aan gabbaad laheyn W/Q: Maxamed Nuur Shire
(February 1, 2013)
Nairobi:-Waddan aan Waddaniyiin laheyn waa Guri aan gabbaad laheyn: waa qormo aan ku qaadaa dhigi doono sida ay waddaniyiintu ugu yar yihiin dadka ku hadla luuqaddan aan qalinka u qaatay inaan amuurta
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester oo tacsi u direysaa marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor
(February 1, 2013)
Leicester:-Dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Leicester iyo agagaarkeedaba waxa ay tacsi u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee ku timid marxuum Suld
Ogeysiis ku socda jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Amsterdam
(January 14, 2013)
Holland:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Holland gaar ahaan magaalada Amsterdam in la qaban doono xafalad lagula wareegayo furaha Markazka Quba waxaana lagu cas
Maxaa u sahla Ducaada Dadka iney bartaan?
(December 25, 2012)
Dadka kale oo la barto muhiimad gaara ayey u leedahey dadka dacwada ilaahey ka shaqeynaya amaba ducaada, sidaa daraadeed haddii aan lala imaan caqabad weyn ayey ku tahey Dawacada iyo dadka ka shaqeyna
Qoyskaaga dacwada u kaasho W/Q Sheekh Axmed Cabdi Samad
(December 21, 2012)
Boosaaso:-Rabbi ayaa muslimiinta faray inay dadka diinta ugu baaqaan iyagoo ay dar Alle ka tahay, cilmi iyo xikmadna adeegsanaya. Taa waxaa ka dhalanaya in muslimka diinta ku baaqaya uu u adeegsado di
Baaq Ragga gooddinaya ma qallaa ku jira mise naqtiin bay rabaan.?
(December 17, 2012)
Switzerland:-Indhowaalaba waxaa isoo gaarayay arrimo aanan maqal kooda jeclaysan oo ku saabsan Puntland. Waxaan in badan nafta ku qancin jiray in arrimahaasi aysan ahayn kuwo halkaas ka dhici kara. Qo

« Previous PageNext Page »