Faalooyin
Wareysi lala yeeshay كرم زهدي oo ka mid ahaa madaxdii lafdharka u ahayd Jamaca Islaamiya Al-Masriya(December 14, 2012)
Qaahira:-Waxaan caawa u soo gudbinayaa walaalaha wareysi dheer oo lala yeeshay Sheekh كرم زهدي oo ka mid ahaa culumadii aasaastay ama hurmuudka u ahaa Ururkii Jamaaca Islaamiya Al-Masriya oo da Sheeko iyo shaahid ma maqasheen mase aragteen ?
(November 30, 2012)
Tan xilligii ay soo if-baxday wada-hadaladii bur-buray ee dhexmaray Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya (JWXO) iyo dawladda dhexe ee Itoobiya waxaa loo kala miirmay fud iyo faar. Dadka qaarkii waxay Taariikhada maalinta tobnaad ee Caashuraa, Fadligeeda muxaram iyo arimo la xiriira
(November 24, 2012)
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Bislaahi Raxmaani Raxiim ::: 1434 Walaalayaal marka hore Ilaahay baa mahad dhamaanteed usugnaatay subxaanahu watacaalaa,Nabi Maxamedna nabadgalyo iyo nax UUR DOOX Qaybta 8-aad Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya
(November 17, 2012)
Marxaladdii Manaahijta: 1978 wixii ka dambeeyay waxaa la galay marxaladda manaahijta oo qof waliba uu la shaqeeyo dadka ay isku aragtida yihiin dhinaca dacwada, taasoo dhammaan ah ijtihaad ay u arkaan Uurdoox Mashruuca Islaamka ee Soomaaliya Sh Cabdiraxmaan Sh Omar [Qaybtii 9-aad]
(November 11, 2012)
Minneapolis:-Culimmada dacwada wadatashi kaddib waxaa la isku raacay in aanan wali rag noo diyaarsanayn ay dacwada ku istaagto oo u noqda tiirarkii ay ku istaagi lahayd sidoo kale waxaan diyaarsaneeyn Nimcada Allaah ina siiyay waxey u baahan tahay in lagu xamdi noqo, Farriin ku socota shacabka iyo maamulka Puntland (Q-1aad)
(November 10, 2012)
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah subxaanalaahu watacaalaa, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadib waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan reer Punt Abu Mansuur Al Amriiki oo marka kale soo diray Qeylo dhaan kale (Daawo)
(October 21, 2012)
Muqdisho:-Waxaa lagu baahiyey Mareegaha Al-Qacida Taageersan Cajal kale oo uu ka soo dhexmuuqaday Abu Mansuur Al-Amriiki isaga oo cajalka uu yahay Risaalo ama qeylo dhaan uu u diray Abu Mansuur Al-Amr Xildhibaanada cusub ee la soo dooranayo ma ka soo bixi doonaan xilkii ay ummadda ku aaminatay
(August 17, 2012)
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii ayeey korkiisa ahaatay. Intaas ka dib dhammaan akhristayaasha sharafta iska leh waxaan idiin leeyahay Asalaamu Barakacayaasha Muqdisho ku sugan oo Loo Isticmaalo Ololaha Doorashada
(August 11, 2012)
Waxaan maqaalkaan ku soo qaadanayaa dhacadooyin xanuun badan oo markasta ka dhacda magaalada muqdisho dhacdadaas foosha xun waxaana lagula kacaa dadka aadka u nugul oo ku jira Kaamamka tirada badan ee Xanuun xagga maskaxda ah oo ay qarka u saaran yihiin dadka ku deg-dega gaaleysiinta Muslimiinta.
(August 7, 2012)
Nairobi:-Sida dad badani la socdaan, waxaa waayadan arrimaha Soomaaliya, ku soo biiray is-gaaleysiinta, iyadoona dhaqan ayba u noqotay (dadka qaarkiis) inay si fudud Gaalnimo ugu xukmiyaan qof ama dad
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|