Faalooyin
Daacish VS Al-Qaacida W/Q C/Casiis Maxamed(April 23, 2014)
Qof kasta oo Muslin ah lana socda xaalada Caalamu Islaami iyo dagaalada ka socda Shaam iyo dhibaatada ay ka geysteen kooxda Khawaarijta ah ee Daacish waxaa si fiican ugu muuqda qalooca iyo Inxiraafka Geesiyaal ka dhiidhiyey dhibaatada Islii W/Q Sh. Ahmed Dheeli
(April 9, 2014)
Nairobi:-Qof kasta oo yaqaan dhaqanka ciidamada Kenya la yaabi maayo xad gudubyada ay ka sameeyeen xaafada soomaalidu degto ee Islii , taariikh madow bayna ku leeyihiin mar walba oo ay gacantoodu gaar Ma bannaan tahay in ruuxu ku yiraahdo qofka lacagaha u xawila dalkii iwm W/Q Sh Cusmaan Cali Faarax
(April 8, 2014)
Birmingham:-Ma bannaan tahay in ruuxu ku yiraahdo qofka lacagaha u xawila dalkii iwm: Iga dir $3000 iwm, isagoo aan lacagta markaa dhiibaynin ee waqti kale keenaya?. Su'aashan ayaa waxaa la I waydiiye Furayaasha guusha W/Q: C/llaahi Sh. Xambali Xaaji C/Suldaan
(March 31, 2014)
بسم الله الرَّحمن الرَّحيم الـحَمْدُ للَّـهِ رَبِّ الـعَـالـَمِـيـنَ، عَـلَى فَـضْـلِـهِ وَإِحْـسَـانِـهِ Cusbooneysii Iimaankaada ( تجديد الإيمان ) Sh Abdulbasid Sh.Ibrahim Maylow
(March 18, 2014)
Manchester:-Alle Ayaa Mahad oo dhan u sugnaatay Nebigeenana Muhammedna Naxariis iyo nabadgelyo karkiisa ha ahaato intaas ka dib الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام ع Musuqmaasuqu waa cudur na ragaadiyey? W/Q Abdulkadir Dalmar
(March 10, 2014)
Musuqmaasuqa iyo Tuuganimadu waa dhacdo soo jirijirtay taariikhda aadanaha, marna kama marna xilli walba oo xilliyada kamid ah ama umad kasta waa laga helin faasidiin iyo kuwo xoolaha dadka dhaca. Mus Qof ay Kal ku dhacday waa ka kacaa, laakiin qof kaalmo bartay kama kaco! W/Q Sh. C/qani Qorane Maxed
(February 24, 2014)
Waxay ahaayeen laba nin oo reer wabi ah. Waxay ooteen dhul weyn oo wabiga xoogaa u jira, si ay uga dhigtaan dhul beereed ay ka xoogsadaan. Subixii marka qof iyo geed la kala garto ayey beerta kusoo ka Xog baan hayaa ee xabsiga I dhiga iyo:Shaki ayaa jiree Shaatiga ii cadeeya W/Q Sh Shible
(January 10, 2014)
Nairobi:-Waayaha aduunku maalinba waxbaa laga bartaa, mar walibana wax aadan filayn ayaa kaa soo mara, qofka dhugta leh wuxuu ka dhaxlaa dhaayo anfaca, dhagar banadanna wuu kaga badbaadaa.Waxaan maant Daacish dadkii ma wada ogaaday? W/Q Sheekh Xasan Ibraahim Abu Xasaan
(January 10, 2014)
Dowladda islaamiga ah ee ciraaq iyo shaam ama ( daacish) waa koox uu hoggaamiyo nin qarsoon oo la yidhaahdo Baqdaadi,oo ka dagaallanta ciraaq iyo suuriya,sida daahirka ah waxaa la moodaa inay la dagaa Iftiinka Odense Ilaahow ilaali W/Q: Sh.C/llaahi Sh. Xanbali Xaaji C/Suldaan.
(January 9, 2014)
Hordhac:-Degmada Odense: Waa caasimada seddexaad ee wadanka Denmark oo ku taala Waqooyiga qaaradda Yurub. Odense waxaa ku nool dad lagu qiyaaso 180.000, oo qof. Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool degmad
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|