Maxaa cusub maanta ?
Dacwada Soomaaliya iyo Dowkii Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax Qaybta 2-aad.[Daawo](March 2, 2014)
Boosaaso:-Qaybtaan waxay ka hadlaysaa Waxqabadkii Sheikha ee baaxada lahaa qaybada ka mid ah, markii aan raad raac kusamaynay waxqabadkii Sheikha waxaa muuqatay inaan lagu dabooli kari waqtigaan kooba Sh.Abu Basiir Al-Dharduus أبو بصير الطرطوسي oo mar kale ka hadlay xaalada Suuriya iyo kooxda Daacish.[Daawo]
(February 28, 2014)
Suuriya:-Sh.Cabdi Al-Muncim Mustafa Halim laguna naanayso Abu Basiir Al-Dharduus ayaa mar kale waxaa uu waraysi gaar ah oo uu siiyey Tv-ga Al-hiwar قناه الحوار waxaa uu uga hadlay xaalada mu Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Nairobi Sh Maxamuud Sh Maxamed Shibli.[Dhagayso]
(February 28, 2014)
Nairobi:-Sh.Maxamuud Sh.Maxamed Shibli, ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi, waxaa uu ka soo jeediyey khudbo qiima badan, taasoo uu uga hadlay Qisooyinka badan ee Quraanka ku sugan Dacwada Soomaaliya iyo Dowrkii Sh.C/qaadir Nuur Faarax Allaha u naxariistee [Daawo-Video-ga]
(February 25, 2014)
Garoowe:-Muuqaal taariikheed (Documentary) kan wuxuu ka hadlayaa dowrkii dacwada Soomaaliya uu ku lahaa Allaha u naxariistee Sheekh Cabdul qaadir Nuur Faarax oo ahaa caalim si wayn looga yaqaanay gees Ahmiyada Salaada Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo Sh Maxamed Shurki [Dhageyso]
(February 16, 2014)
Laascaanood:Waxaa ka dhacay Masjidka weyn ee Jaamica ee magaalada Laascaanood muxaadaro ay jeediyeen Sh Bashiir Axmed Salaad iyo Sh Maxamed Shukri Jibriil Xassan waxaan ay labada Sheekh ay ka hadlee Sh.Abu Basiir Al-Dharduus أبو بصير الطرطوسي oo ka hadlay xaalada Suuriya iyo kooxda Daacish.[Daawo]
(February 14, 2014)
Sh.Cabdi Al-Muncim Mustafa Halim laguna naanayso Abu Basiir Al- Dharduus ayaa waxaa waraysi gaar ah kala yeeshay xaalada murugsan ee dalka Suuriya Tv-ga Al-hiwar قناه الحوار isagoo si faahfa Sh Maxamed Cabdi Umal oo caawa Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Abubakar ee Islii (Dhageyso)
(February 13, 2014)
Nairobi:-Waxaa caawa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu caawa Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abubakar ee xaafada Isliii waxaana uu Sheekhu muxaaadaradiisa uga hadlay axaadiis ku soo Ka qeyb qaado dhismaha mac-hadka Imaamu Nawaawi ee degmada Cabudwaaq (Daawo)
(February 6, 2014)
Cabudwaaq:-Mac-hadka Imaamu Nawaawi, wuxuu ku yaallaa degmada Cabudwaaq, ee gobolka Galgaduud, waxaana weli ku socda dhisme u baahan in laga wada qeyb qaato, maadaama lagu baranayo diinta Islaamka. Risaaladii Sh.Dr Axmed Xaji C/raxmaan uu ku qaatay Darajada Diktooraah.( Akhriso)
(January 21, 2014)
Boosaaso:-Waxaan Akhristayaasha Halgan.net caawa u soo gudbineynaa Risaaladii uu darajada Diktooraah ku qaatay Allaha u naxariistee Sheekh Dr.Axmed Xaaji C/raxmaan oo ay kooxaha Amniyaadka Al-Shabaa Sh.Abu Basiir Al- Dharduus أبو بصير الطرطوسي oo bayaan ka soo saaray kooxda Daacish ee dalka Suuriya.[Akhri]
(January 15, 2014)
Bayaan lagu faafiyey mareegta uu Sh.Cabdi Al-Muncim Mustafa Halim laguna naanayso Abu Basiir Al- Dharduus ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalka u dhexeeya kooxaha ka dagaalamayey dalka Suuriya isagoo bayaa
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|