Ahmiyada Salaada Sheekh Bashiir Axmed Salaad iyo Sh Maxamed Shurki [Dhageyso]

February 16, 2014 - Written by Editor

DSC01629Laascaanood:Waxaa ka dhacay Masjidka weyn ee Jaamica ee magaalada Laascaanood muxaadaro ay jeediyeen Sh Bashiir Axmed Salaad iyo Sh Maxamed Shukri  Jibriil Xassan waxaan ay labada Sheekh ay ka hadleen Ahmiyada Salaad  ay leedahay iyo sidda loogu baahan yahay in lagu dadaalo Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa dhawaan soo gaaray wufuud culimo ah oo ka kala timid goboladda dalka waxaan ay jeediyeen Muxaadaraad dhowr ah oo ay kaga hadleen arrimaha kala ah:-

1- Qabyaalada iyo dhibaatooyinka ay ku hayso bulshada Soomaaliyeed.

2-Tahriibka.

3-Qaadka iyo dhibaatooyinkiisa

Culimada ayaa la qaatay kulamo qaybaha kala duwan ee bulshada sidda ducaada, Ardaydda macalimiinta, Ganacsatada,odayaasha iwm ,culimo’udiinka iyo ducaadda ayaa kulamo ay ku yeesheen magaalada Laascaanood waxaa ay uga hadleen qaabka lagu horumarin karo xala qaadka cilmiga ah ee Soomaaliya iyo siddii loo tayeyn lahaa.

Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Salaada oo ay jeediyeen Sh Bashiir Axmed Salaad iyo Sh Maxamed Shukri  

Musasada Al-Karam
Laascaanood

Leave a comment

*

Archives
February 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
2425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online