Maxaa cusub maanta ?
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixiya Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Daawo)(December 10, 2017)
Burco:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Saalixyada e Magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Xasan Sheekh Cali Warsame waxaana uu Sheekhu uga hadlay Khatarta dhag
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/12/24301264_1780308268692546_3622397927278807158_n-1.jpg)
(December 7, 2017)
Qardho:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo uu magaalada Qardho ka jeediyey Sheekh Axmed Dheeli xili uu socdaal dacwo ku marayey magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ,wa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/11/hqdefault-2.jpg)
(November 17, 2017)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu magaalada Nairobi uu ka jeediyey Sh Dr Abdiweli Haji Sh Maxamed waxaana uu Sheelkhu uu Muxaadaradiisa uga hadlay cinwaana uga dh
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/10/faysal.jpg)
(October 27, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masaajidka Saalixyada ee magaalada Burco waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Faysal Maxmed Cali .Waxaana uu Khudbada Sheekh Feysal uga hadlay in wana
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/10/22448210_451251505268779_9100485026517933466_n.jpg)
(October 15, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxamuud ka jeediyey mutmarka dhalinyarada ee jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Turkiya. Sheekh Dr Cabdinuur 
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/08/IMG_20170802_1-1.jpg)
(August 9, 2017)
Qardho:-Nadwo cilimiyeed lagu qabtay Masjid Cumar Binu Khadaab magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sanadkan looga hadlay mowduuc balaaran oo loogu magac daray Diintu waa naseexo waxana na Ogeysiis ku socda dadka nool Maraykanka ee danaynaya i ay soo gutaan Xajka ama Umrada
(May 12, 2017)
[singlepic id=39525 w=900 h=800] M_M_Deeq Halgan.net
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/04/sheekh-maxamuud.jpg)
(April 8, 2017)
Garoowe:-Waxaa maalmihii lasoo dhaafa aad loo hadal hayay Koox Cusub oo isku Magacowday (Al-Saadicuuna Bil Xaq )Kuwaas oo Saldhig u ah fikirka khaldan ee Gaalaysiinta kuwas oo cadeeyay in ay isqarinay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/09/12-1-1.jpg)
(December 30, 2016)
Waxaa heshiis dhanka waxbarashada wada saxiixday Musasada EUROPIAN MUSLIM ASSOCIATION (EMA ) iyo Jaamacada Islaamiga ee Al-Madiina Al-Caalamiya ee dalka Malaysia waxaana heshiisku uu guul weyn u yahay
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2016/12/qorane.jpg)
(December 30, 2016)
Garoowe:-Nadwo cilmiyeed lagu qabatay Masjidka weyn Ee Al-Huda ayaa gashay habeenkii labaad waxaa kasoo qayb galay Culimo udiin misaan weyn ku leh guud ahaan dalka Soomaaliya iyo deegaanada Puntland.
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|