Maxaa cusub maanta ?

Dambiyada oo la fududeysto Sh.Dr Haaruun Sheekh Xusen (Dhageyso)
(February 22, 2015)
Kuala Lumpur:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiima badan oo uu ka jeediyey dalka Malesia Sh. Dr Haaruun Sheekh Xusen waxaana muxaadarada Sheekhu uu uga hadlay Dambiyada oo la fududeysto iyo kha
Muxaadaraadkii ay Sh.Umal iyo Sh.C/qaadir Boobe ka jeedsheen Masjidka Ummah.[Dhageyso]
(February 11, 2015)
Zambia:-Waxaan idiin soo gudbineynaa labo muxaadaro oo ay maanta ay ka jeediyeen Masjidka Ummah ee magaalada Lusaka ee xarunta dalka Zambia Sheekh  Maxamed Umal iyo Sh C/qaadir Boobe waxaana muxaadar
Mutamarkii dhalinyarada ee wadanka Denmark oo la qaban doono.[Video]
(February 11, 2015)
Odense:-Dhammaan da,yarta ku nool wadamada Iskandanefiyaanka waxaan loogu bishaaraynaynaa inuu bilaabana doono Mu,tamarkii dhalin yarada ee Denmark lagun qaban jiray magaalada Odense. Mutamatka waxaa
Jacaylka Qoyska, Sh.Maxamuud Sh Xassan.[Daawo Video-ga]
(January 29, 2015)
Odense:-Sh.Maxamuud Sh Xassan (Abu Dhalxa) oo ka mid ah ducaada ku nool wadanka Denmark ayaa waxaa uu jeediyey muxaadaro qiimo badan oo uu sheekhu uga hadlay Jacaylka Qoyska, Muxaadarada uu soo jeediy
Sideen Nebiga ugu gargaarnaa ? Sh Axmed Maxamed Sulayman‏.[Daawo Video-ga]
(January 25, 2015)
Laascaanood:-Sheekh.Axmed Maxamed Sulaymaan oo ka mid ah Culimada waawayn ee ku dhaqan gobolka Sool isla markaana ah Madaxa Xafiisk Dacwada Gobolka Sool iyo Farca Mu'assada Al-Karam Faraceeda ee Gobol
Booqasho taariikhi ah oo Sheekh C/rashiid Cali Cali Suufi ku tagay dalka Sudan (Masawiro)
(January 19, 2015)
Sudan:-horaantii sanadkaan cusub ee milaadiga ah 2015 waxaa booqasho rasmi ah oo taariikhi ah ku yimi dalka Sudan gaar ahaan magaalada Kharthum shiikha somaaliyeed ee wayn shiikh c/rashiid shiikh cali
Sidee ayuu qofku nolashiisa u bedeli karaa ? Sheekh Dr Maxamuud Abdirahman Hoori.[Masawiro/Video]
(January 13, 2015)
Cape-Town:-Waxaa maanta idiin soo gudbinaynaa mid ka mid ah muxaadaradkii ka baxay mutamarkii Islaamiga ahaa ee lagu qabtay wadanka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape-Town, Mutamarkaas oo ay ka
Xukunka ixtifaalka Mowlidka Sheekh C/qaadir Boobe (Daawo)
(January 6, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro uu jeediyey Sheekh C/qaadir Boobe oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi wuxuuna Sheekhu Muxaadaradiii
Buug cusub oo laga barto Hingaada Af-Carabiga oo soo baxay[Masawiro/Video]
(January 3, 2015)
London:-Waxaa dhamaan lagu wargeinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingriiska iyo dunida inteeda kaleba in uu soo baxay Buug laga barto sida Quraanka loo aqriyo oo waliba si sahlan u qoran (
Ka dhageyso Radio Halgan Live iyo Radio Al-Xikma Duruus,Muxaadaraad, iyo Mutamaraadka Islaamiga (Dhageyso Live)
(December 28, 2014)
Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah oo tabin doonta Insha Allaah Duruusta diiniga ah iyo Nadwooyinka Culumada Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan, Radio Halgan Live waxaa ay bahwadaag

« Previous PageNext Page »