Maxaa cusub maanta ?

Fataawa Ramadaaniya:Kitaab Cusub oo uu Qoray Sh Mohamed Sh C/raxman Kaariye (Akhriso).
(June 20, 2015)
Minisota:-Waxaan Halkan idinku soo gudbineynaa Kitaab si aad ah loo wada dhawrayay loona sugayay oo uu waqti badan galiyay Sheikh Maxamed Sh Cabdiraxman Kaariye oo ka mid ah culumada iyo ducaada degan
Bisha Ramadaan iyo Qur’aanka Sh Fuaad M Xaaji Nuur (Qaybta 1aad iyo 2aad ) [Daawo]
(June 19, 2015)
Boosaaso:-Sh. Fu’aad M Xaaji Nuur, ayaa waxa uu soo gudbinayaa darsi la xiriira Ramadaanka, waxaana darsigaas uu soconayaa bishan oo dhan. Sheekha, ayaa duruusta Ramadaanka waxa uu ugu talagalay ina
Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwada Gaalkacyo ee Masjidka Ramadaan (Dhageyso)
(June 7, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo Cilmiyeed ka bilaabatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana nadwada lagu qabtay Masjidka wayn Ee Ramadaan .
Muxaadaraadkii Masjid Al-Tawxiid uu ka jeediyey Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud (Dhageyso)
(May 6, 2015)
Denmark:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradaad uu ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid ee magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark  Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud wuxuuna Sheekha ka hadla
Muxaadaraad ku saabsan Khatarta Shiicada oo xalay lagu qabtay Masjidka Al-hudaa ee Garoowe.[Daawo Video]
(May 3, 2015)
Garoowe:-Waxaa xalay lagu qabtay masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe Muxaadaraad ku saabsan Khatarta Shiicada waxaan ay muxaadaradu ay ka koobnay ilaa labo qaybood oo ay soo kala jeediyeen Sh Maxam
Dacwada Soomaaliya iyo Dowrkii Sh. C/qaadir Nuur Faarax Documentary dhamaystiran (Daawo)
(April 22, 2015)
Documentary-gan qaybo kamid ah horaa loo daabacay, hadase waa markii ugu horaysay oo isagoo dhamaystiran la faafiyey, muhiimadiisa darteed ayaana keentay in markale la faafiyo, wuxuu sawir buuxa kaa s
Kooxda Daacish iyo Wareysigii 3aad Ee Abu Qataada Al-Falastiini.[Daawo Video-ga]
(March 24, 2015)
Wadaadka lagu magacaabo Cumar Maxamuud Cismaan kuna magacdheer Abuu Qataada Al-Falastiini ayaa mar kale ka hadlay xaqiiqada kooxda Khawaarijta ee Daacish mar uu wareysi siiyey wariyaha Bilal Abdul Kar
Muxaadaraadii uu Sh Mustafe Xaji Ismail ka jeediyey dalka Sudan (Dhageyso)
(March 6, 2015)
Sudan:-Sheekh Mustafe Xaji Ismail oo socdaal dacwo ku tagay dalka Sudan gaar ahaan magaalada Khartuum ee xarunta dalkaas wuxuuna Sheekha intuu joogay magaalada Khartuum uu ka jeediyey muxaadaro taxane
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi Sh Umal.[Daawo]
(March 6, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii maanta uu Sh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, Sh Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu uga
Nadwadii ugu danbaysay ee lagu qabtay magaalada Boorame (Daawo)
(February 23, 2015)
Boorame:-Waxaaan idiin soo gudbineynaa nadwadii ugu danbaysay ee lagu qabtay Boorame ee xarunta gobalka Awdal waxaana nadwada muxaadarooyin kala duwan ka jeediyey culumada Soomaaliyeed ee ka qeyb gala

« Previous PageNext Page »