Warar
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay La-Taliyayaal.(March 25, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 004 ee 24-ka Maarso 2024, kuna saabsan magacaabid La-taliyayaal. Madaxweynaha Dowladda Puntl War murtiyeed laga soo saaray shirkii uga socday magaalada Garowe Mucaaradka DFS
(March 23, 2024)
Garoowe:-Madaxweyneyaashii Hore ee dalka, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka ambaqaadaya doorka kaga aaddan xoojinta midnimada, wadajirka iyo dowladnima Madaxweynahii hore ee DFS Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta gaaray Garoowe
(March 22, 2024)
Garoowe:-Madaxweynahii hore ee DFS Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamul gobaleedka Puntland.Madaxweyne Sheekh Shariif iyo wafd Madaxweynihii hore DFS Shariif Sheekh Axmed oo Shirjaraa,id ku qabtay Muqdisho
(March 21, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynahii hore ee DFS Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u eedeeyey madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Madaxweynihii hore DFS Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe.
(March 21, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Xildhibaano, Wasiiro iyo b Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo goobjoog ka noqday Munaasabad uu xilka wareejinta Agaasimaha Guud.
(March 21, 2024)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha Guud ee cusub ee Madaxtooyada Dowladda Pu Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kormeeray Taliska Ciidamada Daraawiishta,Booliska iyo Xarunta Sirdoonka iyo Nabad sugidda ee(PISA).[Video]
(March 21, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Hay’adaha Amniga, sida Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta , Taliska Guud ee Ciidanka Booliska, Talisk Madaxweynaha DPL oo magacaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada dowladda Puntland
(March 21, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 19-ka March 2024, ayaa magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland. Ma Ra’iisul Wasaarah XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR)
(March 21, 2024)
MuqdishoRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) u qaabilsan S Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo u safray dalka Ereteriya
(March 17, 2024)
Asmaraa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Asmaraa ee dalka Ereteriya halkaas oo ay uga bilaabmatay booqasho labo maalmood ah, Madaxweyn
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|