Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo magacaabay Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo

April 30, 2024 - Written by Editor

Garowe:- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Abdi Farah Juxa wuxuu Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug u magacaabay Mudane Ukun Cabdicasiis Maxamed.

Sida darteed, waxaa la farayaa maamulka Gobolka Mudug, Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo Iskuduwaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta ee Gobolka Mudug in la fuliyo dhaqan galinta magacaabidda xoghayaha cusub ee Degmada Gaalkacyo.

Fulin Wacan
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL.

Leave a comment

*

Archives
April 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online