Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda UNICEF

April 24, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wefti ka socday Hay’adda UNICEF oo ay hogaaminayso Mrs Wafaa Alfadil – Madaxa UNICEF Soomaaliya ayna qayb ka yihiin madaxda xafiiska Puntland.

Kulanka ayaa looga hadlay dar-dargelinta Barnaamijyada socda ee ay taageerto UNICEF iyo sidii kor loogu qaadi lahaa loona xoojin lahaa wadashaqaynta UNICEF iyo Dawladda Puntland.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
April 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online