Warar
Hadal-jeedinta u taagan Musharrixiinta xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka oo ka socota Xarunta Baarlamanka.(LIVE)(January 7, 2024)
Garoowe:- Waxaa ka socda xarunta baarlamaanka Puntland Hadal-jeedinta Musharrixiinta xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland xilkaas waxaa u taagan 11 Musharrax kuwaas oo u tartamaya Madaxweynaha JFS oo saxiixay sharciga burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland.
(January 6, 2024)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaali Guddiga Doorashada Puntland oo shaaciyay Liiska Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka
(January 6, 2024)
Garoowe:- Guddiga Doorashada Puntland ayaa shaaciyay Liiska Rasmiga ah ee Musharrixiinta buuxiyay Shuruudaha qabashada Xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland. Guddiga Doorash Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo kulan la qaatayXildhibaanada Baarlamaanka 6-aad
(January 5, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Qado ah oo soo dhoweyn iyo is xogwareysi ah la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland i Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPLoo magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland.
(January 5, 2024)
Garoowe:pGuddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabrisaaq Axmed Siciid ayaa waxaa uu saaka magacaabay Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland. [ngg src="galleries" ids Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo u diray Guddoonka cusub Ee Baarlamaanka Puntland.
(January 4, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Hambalyo u diray Guddoonka cusub ee uu doortay Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland. “Waxaan u hambalyeeynayaa Baa Gudoonka Baarlamaanka Puntland oo la doortay
(January 4, 2024)
Garoowe:-Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah u doortay Guddoonka Golaha Wakiillada DPL hoggaamin doona 2024 - 20229. 1. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland oo loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid
(January 4, 2024)
Garoowe:-Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa waxaa saaka Loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid ka dib tartan uu la galay ilaa 3 musharax waxaan guusha ay ku raacday wareegii koowaad Toos :- Doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland
(January 4, 2024)
Garoowe:-Waxaa saaka ka socda Hoolaka Golaha wakiilada ee dowladda Puntland doorashada Gudoonka cusub ee Golaha Baarlamaanka ee Puntland waxaan hadda socota Khudbadaha ay jeedinayaa Musharaxiinat iyad Guddiga Doorashadda Guddoonka cusub ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Puntland oo saxaafadda la hadlay.[Video]
(January 3, 2024)
Garoowe:-Guddiga Doorashadda Guddoonka cusub ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Puntland oo galabta la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey liiska musharixiinta rasmiga ee isku taagay xilalka ka
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|